Tuesday, September 19th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 7 Xidig oo ah kuwii Taageerayaashu ugu jeclaayeen hadana laga diray kooxdooda

Published on June 23, 2017 by   ·   No Comments

(24-6-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada 7 ka mid ah Xidigaha kubada Cagta oo Naadigii ay u dheelayeen laga diray lagana iibiyey koox kale Xili taageerayaasha Naadigii ay u Cayaarayeen ay u arkeen in la iibiyey wadnahoodii in badan ay aad u jeclaayeen kuwaas oo qaarkood markii danbe ku soo laabteen halka kuwo kalana sheegaan in ay Maalin un ku laaban doonaan kooxdii ay ka soo tageen.

Hadaba Waa kuwee 7 daas Cayaaryahan?

7. Kaka –From AC Milan to Real Madrid

6. Cristiano Ronaldo –From Man United to Real Madrid

5. Luis Figo –From Barcelona to Real Madrid

Luis Figo, Barcelona.

4. Luis Suarez –From Liverpool to Barcelona

3. Neymar –From Santos to Barcelona

2. Sol Campbell –From Spurs to Arsenal

1. Cesc Fabregas –From Arsenal

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...

Liiska Xiddigaha u Tartami doona Golden Boy 2017 oo lasoo saaray

(19-9-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee u tartami doona abaal marinta Xiddiga da.da yar ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.