Monday, July 24th, 2017

Morgan Schneiderlin oo booqasho ku jooga Geeska Africa+Sawiro

Published on June 23, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(23-6-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Everton horayna ugu soo dheeley Naadiga Manchester United Morgan Schneiderlin ayaa booqasho ku jooga Geeska Africa halkaa ay Waqti fiican kuwada qaadanayaan isaga iyo Xaaskiisu.

Morgan Schneiderlin ayaa kusugan dalka Geeska Africa ku yaala ee Tanzania isaga oo lakulmay bulshada kala duwan ee dalkaas Waxaana uu sheegay in uu aad uga helay dhaqanka ay Gaarka ah ee dalka Tanzania.

Xidigaan ayaa soo maray qaar ka mid ah Gobolada dalka Tanzania Waxaana Safarkiisa qayb weyn ka qaatay shirkada Safari oo iayadu Casuumaad qaas ah u fidisey Cayaaryaahnkii hore Manchester United Morgan Schneiderlin.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!