Saturday, November 18th, 2017

Nelson Mandela oo heshiis lagaaray Kooxda Eintracht Frankfurt

Published on June 23, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(23-6-2017) Kooxda kubada Cagta Eintracht Frankfurt ee dalka Jarmalka ayaa heshiis rasmi ah lagaartay Cayaaryahan sita Magac aad u weyn kaas oo lagu Magacaabo Nelson Mandela.

Nelson Mandela oo ah Cayaaryahan 18 Sano Jir ah asal ahaana ka soo jeeda dalka Cameroon ayaa heshiis 4 Sano ah la saxiixday Naadiga dalka Jarmalka ee Eintracht Frankfurt Waxaana lafilayaa in uu Xili Cayaareedka soo socda ka soo muuqdo Horyaalka Bundesliga.

Cayaaryaahnkaan oo markii uu dhashay waalidkii u bixiyeen Nelson Mandela.ayaa lafilayaa in uu ka soo muuqdo Garoomada isaga oo dhabarka kuwata Magac kuweyn qaarada Africa iyo dhamaan Caalamka kaas oo ah Magaca Madaxweynihii dalka South Africa,Nelson Mandela kaas oo geeriyoodey Sanadkii 2013.

Madaxweynhii Geeriyoodey ee dalka South Africa,Nelson Mandela ayaa ahaa Nin siweyn looga ixtiraamo qaarada Africa iyo dalkiisa waaana Ninkii dhameeyey dhibaatadii midab kala sooca dalka Xiligaan ugu Horeeya qaarada Africa ee South Africa,

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...

Maxaad jeclaan lahayd in aad ka ogaato kulanka xiisaha badan ee Leicester City iyo Manchester City?

(18-11-2017) Waxaa lacayaari doona Sabtiga kulan xiiso badan oo u dhexeeya Hogaamiye yaasha Horyaalka dalka England iyo Leicester City ...

Falanqeynta kulanka darbiga Waqooyiga London ee u dhexeeya Arsenal iyo Tottenham Hotspur

(18-11-2017) Marka ay jirto Cayaarta loogu magac daray darbiga Waqooyiga London dadka Magaaladaas ku nool intooda badan waxay ...

AC Milan oo soo saartay Cayaartoyda u matali doonta kulanka Napoli

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa soo saaray Cayaartoydiisa u diyaarka ah kulanka ay lacayaari doonaan ...

Zidane Oo Ka Hadlay Khilaafka Ronaldo Iyo Ramos, Kulanka Atletico Madrid, Xaaladda Dhaawaca Iyo Arrinta Modric & Carvajal

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa shaaciyey in aanu jirin khilaaf u dhexeeya ciyaaryahannada ...

Neymar oo Sabab amaan uga guuray Gurigii uu deganaa?

(17-11-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu ka Guuray Gurigii uu ka deganaa ...

Hooyada darbiga Madrid yeyse Taageeri doontaa labadeeda wiil oo cadaw isku noqon doona+Sawiro

(17-11-2017) Habeen danbe waxaa kulan adag oo darbi ah uu dhex mari doonaa kooxaha kawada dhisan Caasimada dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn hadana aan weligood Horyaal qaadin?

(17-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee magaca weyn kuleh kubada Cagta ...

Daawo Sawirada Tababarka Manchester United iyo Cayaartoy muhiim ah oo ku soo laabtay

(17-11-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa kujirta diyaar garoowga kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan kooxda ...

Aubameyang Oo Dhaqan xumo darteed Looga Saaray Liiska Kooxda Borussia Dortmund

(17-11-2017) Kooxda Borussia Dortmund ayaan soo safaynin ciyaaryahankooda afka hore uga dheella ee Pierre-Emerick Aubameyang sababo anshax la ...

Xiddig Bisha Premier League oo lasoo saaray yaa ku guulaystay

(17-11-2017) Xiddiga Manchester City Leroy Sane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Premier League bishii October, waana ...

Tababareha bisha Premier League oo la shaaciyey waa kee?

(17-11-2017) Tababareha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ku guuleysatay abaal-marinta macallinka bisha, kaddib rikoorkiisii heerka sare ahaa ee ...

CECAFA Challenge Cup 2017 oo Somalia aan ka qayb gali doonin sababta ogow?

(17-11-2017) Tartanka CECAFA Challenge Cup 2017 ayaa waxaa lasoo saary wadamada ka qayb gali doona sanadkan waxaana ka maqan ...

Garoonka cusub Chelsea oo Noqon doona Garoonka ugu Qaalisan Yurub,imisa lacag ayaa ku baxaysa+SAWIRRO

(17-11-2017) Garoonka kooxda Chelsea ayaa ku qarash gareyn doonta dib u hagaajinta iyo dhisme ballaarin lagu sameynayo Stamford ...

Antonio Conte oo markale Go aan ka qaatay David Luiz?

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Chelsea Antonio Conte ayaa markale Go aan ka qaatay daafaca dalka Braziil ee ...