Monday, July 24th, 2017

Shabakedda Qalinkacayaaraha oo idin leh Ciid Wanaagsan

Published on June 24, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(24-6-2017) Shabakeda qalinkacayaaraha ayaa dhamaan aqristeyaasheeda waxa ay leedahay Ciid Wanaagsan dhamaan meel kasta oo ay Caalamka ka joogaan.

Aniga oo ah Milkiilaha Shabekeda qalinkacayaaraha ahna Caydiid C.raxmaan Aadan waxaan faraxada layqab sanayaa dhamaan umada islaamka Gaar ahaan dadka Soomaaliyeed sidoo kalana waxaana Ciid Wanaagsan si qaas ah u leeyahay dhamaan Aqristeyaasha Shabakeda.

Qalinkacayaaraha waa shabekad ka faaloota Sportiga dalka iyo dibada Waxayna leedahay kumanaan aqristeyaal ah oo si qaas ah ugu xiran inaga oo sidoo kale balan qaadeynaa insha alaah in aan halkaa kasii anba qaadi doono dadaalkeenii ku aadanaa in aan idinka haqab tiro Macluumaadka aad uga baahantihiin Sportiga guud ahaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!