Monday, July 24th, 2017

Andrea Conti oo soo gaaray Magaalada Milano

Published on July 6, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(06-07-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta Atalanta ee Andrea Conti ayaa lasheegayaa in uu soo gaaray Magaalada Milano halkaas oo uu kumarTijaabo Caafimaad.

Andrea Conti oo ah daafac u dhashay dalka Talyaaniga ayaa lasheegayaa in la dhameeyey heshiiska uu ugu soo wareegayo Naadiga Milan Waxaana Xidigaan lageeyey Xerada layiraahdo Milanello halkaa oo lagu gudoonsiiyey Funaanada kooxdiisa Cusub.

Macalinka kooxda AC Milan Vincenzo Montella ayaa lasheegayaa in uu aad ugu faraxsanyahay ku soo biiritaanka Xidigaan kooxdiisa Waana Cayaaryahankii labaad ee AC Milan kala soo wareegto Naadiga Atalanta.

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!