Monday, July 24th, 2017

FIFA ayaa soo saartay Magacyada 20 ka dal ee ugu fiican kubada Cagta Caalamka

Published on July 6, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(06-07-2017) Xiriirka kubada Cagta Calaamka ayaa Maanta soo saaray magacyada 20 ka dal ee Caalamka oo dhan ugu fiican dhanka kubada Cagta.

Qiimeyntaan oo bishiiba mar lasoo saaro ayaa waxaa markii koowaad bilo kadib kaalinta ugu horeysa ku soo laabtay dalka Jarmalka kaas oo dhawaan ku Guuleystey koobka qaaradaha caalamka.

Dalkeena Soomaaliya ayaa ku soo baxay kaalinta ugu dambaysa dhamaan dalalka Caalmka ee ka diiwaan gashan Xiriirka FIFA waana wax laga xumaado in aan bilkasta galno meesha ugu danbeysa.

20 ka kooxood ee Caalamka ugu fiican kubada Cagta?

Ranking Country Movement
1 Germany Up 2
2 Brazil Down 1
3 Argentina Down 1
4 Portugal Up 4
5 Switzerland Up 4
6 Poland Up 4
7 Chile Down 3
8 Colombia Down 3
9 France Down 3
10 Belgium Down 3
11 Spain Down 1
12 Italy No Movement
13 England No Movement
14 Peru Up 1
15 Croatia Up 3
16 Mexico Up 1
17 Uruguay Down 1
18 Sweden Up 16
19 Iceland Up 3
20 Wales Down 7

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!