Tuesday, September 19th, 2017

Kadib Guuldaradii Romelu Lukaku Chelsea oo dooneysa 5 Weeraryahan midkood+Sawiro

Published on July 6, 2017 by   ·   No Comments

(06-07-2017) Kadib Guuldaradii ay Chelsea kala kulantay Saxiixa Weeraryahanka kooxda Everton Romelu Lukaku ayaa waxaa lasheegayaa in ay doonayaan 5 ka mid ah Weeraryahanada kooxaha waa weyn ee yurub.

Macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa sheegay in badalka Romelu Lukaku ay u soo qaadan doonaan dooqiisa koowaadna uu yahay Xidiga Real Madrid ee Alavro Morata balse hadii ay waayaan ay heli karayaan dooq kale.

Chelsea ayaa Waxaa ku dhacday dhibaato kadib markii ay iska fasaxeen Weeraryahankoodii  Diego Costa isla markaana laga dulqaaday kii ay isku halaynayeen ee Romelu Lukaku axaana ka afduubtay Manchester United oo lasheegay in ay ku qaateen lacag dhan £75million.

Hadaba Waa kuwee Weeraryahanada kujira liiska Macalin Antonio Conte?

Andrea Belotti

Alvaro Morata

Mauro Icardi

Javier Hernandez

Timo Werner

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...

Liiska Xiddigaha u Tartami doona Golden Boy 2017 oo lasoo saaray

(19-9-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee u tartami doona abaal marinta Xiddiga da.da yar ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.