Monday, July 24th, 2017

Leicester City oo soo bandhigtay Saxiixa kabtankii Sevilla Vicente Iborra+Sawiro

Published on July 6, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(06-07-2017) Kooxda kubada Cagta Leicester City ayaa sirasmi ah ula soo wareegtay kabtankii kooxda dalka Spain ee Sevilla Vicente Iborra kaas oo Tijaabo Caafimaad u maray una Saxiixay heshiis.

Leicester City ayaa ku soo qaadatay xidigaan aduun lacageed gaaraya £15million waxaana lagudoonsiiyey funanada uu ugu dheeli doono Naadigiisa Cusub.

Vicente Iborra oo 29 sano jir ah ayaa ka dheela khadka dhexe waxaana uu wacadaro dhigay Xiligii la soo dhaafay isaga oo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ku soo biiritaanka Naadiga dalka England.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!