Tuesday, September 19th, 2017

Paul Pogba oo Romelu Lukaku ku soo dhaweeyey Manchester United+Sawiro

Published on July 8, 2017 by   ·   No Comments

(08-07-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Paul Pogba ayaa siweyn u soo dhaweeyey in Cayaaryahanka Romelu Lukaku ku soo biiro Kooxda uu u dheelo isaga oo soo duubay Video.

Paul Pogba iyo Romelu Lukaku ayaa xiligaan ku wada sugan Magaalada Los Angeles ee dalka Maryaknaka halkaa oo ay ku joogaan xiligooda waxaana uu Pogba bartiisa Twitter-ka ku shaaciyey in uu aad ugu faraxsanyahay ku soo biiritaanka Man United ee Saaxiibkii Romelu Lukaku.

Manchester United ayaa laxaqiijiyey in ay heshiis lagaareen Xidiga kooxda Everton ee Romelu Lukaku kaas oo ay ku iibsadeen aduun lacageed gaaraya £75million isaga oo Tijaabo Caafimaad mari doona sida lasheegay 24 ka Saac ee soo socda.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...

Liiska Xiddigaha u Tartami doona Golden Boy 2017 oo lasoo saaray

(19-9-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee u tartami doona abaal marinta Xiddiga da.da yar ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.