Monday, July 24th, 2017

Sidee Noqon doonaa Safka Manchester United Xiliga dambe+Sawiro

Published on July 8, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(08-07-2017) Macalinka Manchester United Jose Mourinho ayaa soo bandhigay qorshahiisa ku aadan Safka uu doonayo in uu Garoonka  ku soo galo waxaana kujira Cayaartoy uu doonayo in uu hada kadib soo qaato kuwiisa Cusub.

Manchester United ayaa dhawaan shaacisay in ay heshiis lagaareen Weeraryahanka kooxda Everton ee Romelu Lukaku kaas oo lagu soo daray safka Naadiga Man United.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!