Monday, July 24th, 2017

Daawo Sawirada Wayne Rooneey iyo Kooxdiisa oo lagu soo dhaweeyey dalka Tanzania

Published on July 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-7-2017) Waxaa dalka Tanzania soo gaaray kooxda kubada Cagta Everton oo uu lasocdo Cayaaryahankooda cusub ee Wayne Rooneey Waxaana siweyn loogu soo dhaweeyey halkaas.

Taageerayaal kumanaan kun ah ayaa isugu soo baxay banaanka Garoonka diyaaradaha Magaalada Dar Es Salaam.Waxaana soo dhaweynta qayb ka qaatay Taageerayaal uu leeyahay Xidigii hore ee Man United Wayne Rooneey.

Everton ayaa Khamiista waxa ay ladheeli doontaa Naadiga dalka Tanzania ee Gor Mahia Waxaana Macalinka kooxdaas Ronald Koeman uu sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in ay soo gaaraan dalkaas oo ay ku leeyihiin Taageerayaal aad u fara badan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!