Monday, July 24th, 2017

Douglas Costa oo Tijaabo Caafimaad u maray Juventus+Sawiro

Published on July 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-7-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Douglas Costa ayaa Tijaabo Caafimaad u maray Naadiga Juventus ka dib markii ay heshiis amaah ah uga soo qaateen Naadigiisa Bayern Munich.

Juventus ayaa Cayaaryahakaan ku soo qaadatay heshiis amaah ah oo ay Sanadkii bixin doonaan lacag dhan £5million Waxaana uu maray Tijaabo Caafimaad oo lagu Guuleystey.

Douglas Costa oo 26 Sano jir ah ayaa Xiligii la soo dhaafay Bayren Munich u dhaliyey 9 Gool balse waxaa xiligaan loo sheegay in uusan boos joogta ah kaheli doonin kadib markii ay soo qaateen Cayaartoy badan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!