Monday, July 24th, 2017

Gianluigi Donnarumma oo Raali Garayn u diray Taageerayaasha AC Milan+Sawiro

Published on July 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-7-2017) Goolhayaha kooxda kubada Cagta AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa raali garayn u diray Taageerayaasha Naadigiisa kadib markii uu Saxiixay heshiis 4 Sano ah oo uu lagaaray ee kooxdiisa.

Gianluigi Donnarumma ayaa shegay in uu aad uga xunyahay xiisadii dhex martay isaga iyo Taageerayaasha kooxda Milan kadib markii uu diidey in uu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa,

Xidigaan ayaa sheegay in uu Raali garayn ka bixinayo diidmadii heshiiskii ay AC Milan u soo bandhigtay waxaana uu sheegay in uusan marna qalibi ahaan aaminin in uu katagi doono kooxda AC Milan sidaa daraadeed uu markale u ogolaaday in uu Saxiixo heshiis cusub.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!