Monday, July 24th, 2017

kooxda AC Milan oo kulan keedii koowaad 4-0 ku garaacday Naadiga Lugano

Published on July 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-7-2017) Kulankii ugu horeeyey ee Saaxiibtinimo ah ee ay ciyaartu kooxda Ac Milan kadib xili ciyaareedkii dhamaaday, ayay 4-0 ugu awood sheegatay kooxda Lugano

Goolasha daadka ah ee ay Milan ku muquunisay Lugano, ayaa waxaa u kala saxeexay, xidigeheeda Cutrone, Crociata, Sosa iyo Gomez

Dhamaan Macmuulmaadkii Ciyaarta

LUGANO-AC MILAN 0-4

LUGANO (3-5-2): Da Costa; Rouiller, Sulmoni, Golemic (60′ Kovacic); Mihajlovic (87′ Andreoni),

Guidotti (67′ Milosavljevic), Sabbatini, Mariani (38’pt Vecsei), Schappi (60′ Crnigoj); Culina (46′

Junior), Marzouk. Subs: Crescenzi, Russo, Martignoni. Coach: Pierluigi Tami.

AC MILAN (4-3-3): Storari (46′ Gabriel); Abate (46′ De Sciglio), Musacchio (46′ Zapata), Paletta (46′

Gomez), Rodriguez (46′ Antonelli); Kessie (46′ Mauri), Montolivo (46′ Sosa), Bertolacci (46′

Zanellato) (86′ Gabbia); Borini (46′ Crociata) (86′ Simic), Cutrone (46′ Bacca), Calhanoglu (46′

Niang). Subs: Guarnone. Coach: Vincenzo Montella.

Garsooraha Ciyaarta: Luca Gut.

Goolasha: 2′ Cutrone (M), 63′ Crociata (M), 83′ Sosa (M), 90′ Gomez (M).

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!