Tuesday, September 19th, 2017

Lukaku Oo Ka Oohiyey Malaayiin Taageereyaasha Everton Ah

Published on July 12, 2017 by   ·   No Comments

(12-7-2017) Romelu Lukaku ayaa fariin macsalaamayn ah u diray Everton isaga oo isu diyaarinaya in uu u wareego Manchester United oo uu ka gudbay baadhitaanka caafimaadka oo uu maray.

Weeraryahankan 24 jirka ah ayaa baadhitaan caafimaad maray Sabtidii iyo Axaddii waxaana lagu wadaa in uu ku biiro Manchester United isaga oo lagula soo wareegayo 75 milyan oo gini, inkastoo ay raajicinaysay kooxdii uu horay ugu soo ciyaaray ee Chelsea.

Ciyaaryahankan reer Belgium oo afka hore ka ciyaara ayay Everton 28 milyan ka soo siisatay kooxda Chelsea bishii July ee sannadkii 2014kii, wuxuuna Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ka dhaliyay 68 gool.

“Waxaan rabaa in aan aad ugu mahadceliyo dhammaan dadka ku lugta leh Everton,” ayuu ku soo qoray Instagram-ka Axaddii.

“Waxaan rabaa in aan u mahadceliyo taareeyaashii muddada afarta sano ah aan soo wada qaadanay. Anoo ku faraxsan waxaan odhan karaa sharaf ayay ii ahayd in aan hortiina ku ciyaaro.”

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...

Liiska Xiddigaha u Tartami doona Golden Boy 2017 oo lasoo saaray

(19-9-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee u tartami doona abaal marinta Xiddiga da.da yar ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.