Tuesday, September 19th, 2017

Suarez Oo Fursad U Diiday Lionel Messi Iyo Aroosaddiisa Oo Farxadda Guurkooda Ugu Damaashaadaya …

Published on July 12, 2017 by   ·   No Comments

(12-7-2017) Lionel Messi ayaa sii wada inuu ku naalloodo bisha loo yaqaano Malabka ee ka dambaysa arooska oo uu la qaadanayo afadiisa Antonella Roccuzzo oo toddobaad ka hor ay isku guursadeen waddanka Argentina.

Qoyska Lionel Messi iyo qoyska Suarez ayaa wakhti wanaagsan oo saaxiibtinimo ka muuqato ku qaatay jasiirad ku taalla Carribean-ka oo loo yaqaano St Bart’s halkaas oo sawir qaadeyaal wehelinayay ay ku soo bandhigeen sawirro ay ka muuqdaan iyadoo labada qoys ay wada ciyaarayaan.

Lionel Messi ayaa rabshay Suarez iyo xaaskiisa markii uu ciid qoyan ku shiiday xaaskiisa oo la fadhiday lamaaha kale oo cadceedda isku dhigaya, waxaana istaagtay marwadiisa oo eryatay illaa biyaha badda uu ka gelayay.

Suarez iyo marwadiisa Sofia ayaa saaxiib dhow la ah Messi iyo xaaskiisa Roccuzzo, taas daraadeedna waxa saaxiibbo dhow ah labada wiil ee waaweyn ee Messi ee Thiago iyo Mateo iyo curadka Suarez.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...

Liiska Xiddigaha u Tartami doona Golden Boy 2017 oo lasoo saaray

(19-9-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee u tartami doona abaal marinta Xiddiga da.da yar ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.