Saturday, November 18th, 2017

FIFA oo beenisay in dalka Qatar laga wareejin doono koobka aduunka 2022

Published on July 17, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(17-7-2017) War been abuur ah oo sheegaya in dhawr wadan oo carbeed FIFA ka codsadeen in Qadar lagala noqdo marti gallinta koobka aduunka 2022 ka ayaa lagu baahiyey markii koobaad, website u muuqda inuu qayb ka yahay warbaahinta “Local” oo ah wargeys ka soo baxa wadanka Switzerland.

Warkan ayaa la soo dhigay wajahada hore ee website magaciisa la yidhaahdo ‘The Local’ , kaas oo lagu sheegay in lix wadan oo Carbeed “Qadar ku sifeeyeen ” Xarunta argagixisada aduunka.

Laakiin, hayadda kubadda cagta adduunyada ee magaceeda ‘Fifa’ loo soo gaabiyo ayaa beenisay warkaasi iyo jiritaanka in codsi ama warqad wadamada carbeed qaarkood soo qoreen, soo gaadhay xafiiska madaxweynaha FIFA. Gianni Infantino.

Xogtan oo markii dambe, saxaafada dunidu si weyn u baahisay ayaa markii dambe laga masaxay, website kii ugu horeyn baahiyey.

Wargeyska ‘The Local’ ee magaciisa la isticmaalay, ayaa sheegay in Website ka baahiyey, ahaa mid loo ekaysiiyey kooda, balse aanu rasmiyan kooda ahayn, waxaanay xaqiijiyeen in warkaas iyo mareegtii qortayba markii dambe la masaxay oo hawada laga saaray.

Warbixinta, oo markii u horeysay ee la baahiyey ahayd, maalintii Sabtidii, ayaa lagu sheegay in wadamada, Saudi Arabia, Yemen, Mauritania, the United Arab Emirates, Bahrain iyo Egypt ay qoraal u qoreen Fifa kaas oo ay ku codsanayaan in golaha sare ee hayada kubadda cagta aduunyadu, wadanka Qadar kala noqdaan marti galinta koobka aduunka 2022.

Fifa waxay beenisay inay jirto warqad ka soo gaadhay Wadamadaas Carabta ah. Af hayeen u hadlay ayaana yidhi sidan: “Madaxweynaha Fifa waligii ma arag warqad ama qoraal noocaas oo kale ah, arintaas wax ku saabsana ka hadli maayo marna.

“Sidii ay hore u sheegtay, Fifa waxay xidhiidh joogto ah la leedahay guddida qaban qaabada koobka aduunka 2022 ee Qadar, iyo kuwa Caalamiga ah ee FIFA u dirsatay qaban qaabada koobkaad.”

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...

Maxaad jeclaan lahayd in aad ka ogaato kulanka xiisaha badan ee Leicester City iyo Manchester City?

(18-11-2017) Waxaa lacayaari doona Sabtiga kulan xiiso badan oo u dhexeeya Hogaamiye yaasha Horyaalka dalka England iyo Leicester City ...

Falanqeynta kulanka darbiga Waqooyiga London ee u dhexeeya Arsenal iyo Tottenham Hotspur

(18-11-2017) Marka ay jirto Cayaarta loogu magac daray darbiga Waqooyiga London dadka Magaaladaas ku nool intooda badan waxay ...

AC Milan oo soo saartay Cayaartoyda u matali doonta kulanka Napoli

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa soo saaray Cayaartoydiisa u diyaarka ah kulanka ay lacayaari doonaan ...

Zidane Oo Ka Hadlay Khilaafka Ronaldo Iyo Ramos, Kulanka Atletico Madrid, Xaaladda Dhaawaca Iyo Arrinta Modric & Carvajal

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa shaaciyey in aanu jirin khilaaf u dhexeeya ciyaaryahannada ...

Neymar oo Sabab amaan uga guuray Gurigii uu deganaa?

(17-11-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu ka Guuray Gurigii uu ka deganaa ...

Hooyada darbiga Madrid yeyse Taageeri doontaa labadeeda wiil oo cadaw isku noqon doona+Sawiro

(17-11-2017) Habeen danbe waxaa kulan adag oo darbi ah uu dhex mari doonaa kooxaha kawada dhisan Caasimada dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn hadana aan weligood Horyaal qaadin?

(17-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee magaca weyn kuleh kubada Cagta ...

Daawo Sawirada Tababarka Manchester United iyo Cayaartoy muhiim ah oo ku soo laabtay

(17-11-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa kujirta diyaar garoowga kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan kooxda ...

Aubameyang Oo Dhaqan xumo darteed Looga Saaray Liiska Kooxda Borussia Dortmund

(17-11-2017) Kooxda Borussia Dortmund ayaan soo safaynin ciyaaryahankooda afka hore uga dheella ee Pierre-Emerick Aubameyang sababo anshax la ...

Xiddig Bisha Premier League oo lasoo saaray yaa ku guulaystay

(17-11-2017) Xiddiga Manchester City Leroy Sane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Premier League bishii October, waana ...

Tababareha bisha Premier League oo la shaaciyey waa kee?

(17-11-2017) Tababareha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ku guuleysatay abaal-marinta macallinka bisha, kaddib rikoorkiisii heerka sare ahaa ee ...

CECAFA Challenge Cup 2017 oo Somalia aan ka qayb gali doonin sababta ogow?

(17-11-2017) Tartanka CECAFA Challenge Cup 2017 ayaa waxaa lasoo saary wadamada ka qayb gali doona sanadkan waxaana ka maqan ...

Garoonka cusub Chelsea oo Noqon doona Garoonka ugu Qaalisan Yurub,imisa lacag ayaa ku baxaysa+SAWIRRO

(17-11-2017) Garoonka kooxda Chelsea ayaa ku qarash gareyn doonta dib u hagaajinta iyo dhisme ballaarin lagu sameynayo Stamford ...

Antonio Conte oo markale Go aan ka qaatay David Luiz?

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Chelsea Antonio Conte ayaa markale Go aan ka qaatay daafaca dalka Braziil ee ...