Tuesday, September 19th, 2017

kadib 10 Sano oo uu kusugnaa Liverpool Lucas Leiva oo Tijaabo Caafimaad u maray Lazio+Sawiro

Published on July 17, 2017 by   ·   No Comments

(17-7-2017) Cayaaryahankii kooxda kubada Cagta Liverpool ee Lucas Leiva ayaa Tijaabo Caafimaad u maray naadiga dalka Talyaaniga ee Laizo waxaana uu kategay kooxda dalka England kadib 10 Sano oo uu u dheelayey.

Lucas Leiva ayaa Lazio ku iibsatay lacag dhan £5m Waxaana uu lagaaray heshiis 3 Sano ah oo uu ugu dheeli doono kooxda ka dhisan Caasimada dalka Talyaaniga ee Lazio.

Xidigaan ayaa maray Tijaabo Caafimaad oo lagu Guuleystey Waxaana uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu ku soo biiro kooxda Laizo sidoo kale Waxa uu amaanay Kooxdiisii hore ee Liverpool Naadigaas oo 10 kii Sano oo uu u dheelayey uu u saftay 346 kulan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...

Liiska Xiddigaha u Tartami doona Golden Boy 2017 oo lasoo saaray

(19-9-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee u tartami doona abaal marinta Xiddiga da.da yar ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.