Thursday, December 14th, 2017

Daawo: Neymar oo kulankiisii koowaad ee Garoonka PSG ku soo bandhigay Mucjisooyin layaab leh

Published on August 20, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(21-8-2017) Kooxda kubada Cagta Paris Saint-Germain oo uu u dheekayey Xidiga Caalamka ugu qaalisan ee Neymar ayaa Guul weyn waxa ay kagaartay kulankii Horyaalka France ee ay ladheeleen kooxda Toulouse iyaga oo ku Garaacay 6-2.

Xiddiga dalka Braziil ee Neymar ayaa soo bandhigay mucjisooyin kubada Cagta ah Waxaana lagu tilmaamay in qaabkii uu ula dheeley kooxda ka soo horjeedey uu kaligii u qalmay in lagu qiimeeyo shan Cayaaryahan.

Neymar ayaa dhaliyey 2 Gool dhamaan inta kalana waxa uu kulahaa gacan siin weliba waxaa dunida ka yaabiyey qaabkii uu u dhaliyey Goolkii shanaad ee Cayaarta kadib markii uu si farasamo badan ula dhaafay daafacyada kooxda Toulouse.

PSG ayaa kulankaan ku dhamaysatay 10 Cayaaryahan kadib markii Calaamada Casaankla ah lasiiyey Xiddiga dalka Talyaaniga ee Marco Verratti kaas oo 69 daqiiqo Garoonka laga Cayriyey.

Goolasha PSG waxaa 2 ka mid ah dhaliyey Neymar waana Goolashiisii 3 aad ee uu kooxdaan u dhaliyo Horyaalka France 4 kale waxaa kala qayb saday oo uu weliba ka Caawiyey Neymar Adrien Rabiot Edinson Cavani Javier Pastore  iyo Layvin Kurzawa

MATCH FACTS

Paris Saint-Germain (4-3-3): Areola; Alves; Silva; Kimpembe; Kurzawa; Verratti; Motta (Pastore 68); Rabiot; Di Maria (Draxler 85); Cavani (Lo Celso 85); Neymar

Scorers: Neymar 31, 90+2, Rabiot 35, Cavani 75, Pastore 82, Kurzawa 84

Booked: Verratti

Red: Verratti 68

Toulouse (4-4-2): Lafont; Adou; Diop; Jullien; Moubandje; Durmaz (Jean 45); Rosario Calmon; Blin; Gradel Michelin 62); Toivonen (Machach 58); Delort

Scorers: Gradel 18, Silva o.g. 78

Booked: Diop, Blin, Michelin, Jean

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cristiano Ronaldo oo ka Xanaaqay Taageerayaal ku heesayey magaca Messi kulankii Club World Cup

(14-12-2017) Xiddiga kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa xanaaq ka muujiyey hadalo ay ku hadaaqayeen Taageerayaal ...

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...

BBC oo markale kusoo wada bilaaban doona Garoonka

(13-12-2017) Xiddigaha kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Magacooda loosoo gaabiyo BBC ayaa lasheegayaa in uu ku soo ...

Pep Guardiola Oo Dafiray Inay Ciyaaryahadiisu Ka Bad-badiyeen Damaashaadka Guushii United

(13-12-2017) Tabobaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola oo”ku dhiiri galiyey” ciyaaryahanada naadigiisa, inay u damaashaadaan guushii Axadii 2-1 ...

Andre Silva oo Ronaldo codsigiisa u fulin doona bisha janaayo

(13-12-2017)Cristiano Ronaldo ayaa aad u xiiseynaya in Real Madrid ay soo qaadato AC Milan weeraryahankeeda Andre Silva suuqa ...

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee difaaashada tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(13-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Kooxda Manchester United oo u diyaar u ah kulanka Bournemouth si kalsoonidii u soo celiyeen+SAWIRRO

(13-12-2017) Manchester United waxa ay soo dhaweyn doontaa kulan adag oo ka tirsan Premier League-ga Bournemouth. Dhinaca Mourinho waxa ay ...