Friday, September 22nd, 2017

Barcelona oo Gacanta ku dhigtay Cayaaryahankii labaad tan iyo Markii uu ka tegay Neymar

Published on August 21, 2017 by   ·   No Comments

(21-8-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa lasheegayaa in ay heshiis 4 Sano ah lagaareen Cayaaryahanka kooxda Nice ee Jean-Michael Seri kaas oo Saacadaha soo socda Tijaabo Caafimaad u mari doona sida ay sheegayaan warar laga helay dalka France.

Jean-Michael Seri oo khdaka dhexe ka dheela ayaa waxaa aad u doon doonayey kooxo badan oo yurub ah waxaana Barcelona ku qaadatay aduun lacageed gaaraya €40 million.

Wargeyska  L’Equipe.ee kasoo baxa dalka France ayaa daabacay in Barcelona ay soo afjartay heshiiska ay ku qaadaneyso Cayaaryaahnka khadka dhexe ee kooxda Nice  Jean-Michael Seri kaas oo Goordhow u duuli doona dalka Spain.

Barcelona ayaa suuqa ka baadi Goobeysa Cayaaryahankii badali lahaa Neymar uu lacagtii ugu badanayd ee Cayaaryahan lagu qaato Caalamka oo dhan Waxaana ay weli ku raad Joogtaa Xiddigaha  Philippe Coutinho iyo Ousmane Dembele ,kuwaas oo lagu xiray shuruudu adag.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.