Sunday, September 24th, 2017

Daawo Sawirada Jack Wilshere oo Roose lasiiyey markii uu lafeertamay ilmaha Manchester City

Published on August 21, 2017 by   ·   No Comments

(22-8-2017) Cayaaryahanka Arsenal iyo Xulka dalka England ee Jack Wilshere ayaa Ceeb looga Saaray Garoonka kadib markii uu qaatay Calaamada Casaanlka ah isla Markaana uu Gacan ula tegay Cayaartoy ilmaha Manchester City ah.

Jack Wilshere ayaa Calaamada Casaanka ah loo taagay kadib markii uu qalad ku galay Cayaaryahanka Manchester City ee Matthew Smith, balse Garsoorihii Cayaarta isna ku daray Markii uu kafal celiyey qaladkii uu ku Sameeyey  Jack Wilshere isla Markaana ay isku jiid jiideen Garoonka dhexdiisa.

Labada Cayaaryahan ayaa Markii ay sii marayeen Tunelka marka Gacanta iskula tegay taas oo keentay in soo kala dhex galaan ciidanka amniga ee garoonka lagu dheelayey aad ayaana loogu canbaareeyey falka uu ku kacay Cayaaryahanka Arsenal ee  Jack Wilshere.

Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa  Jack Wilshere ku amray in uu u dheelo Cayaartoyda da.ahaan ka hooseeya 23 ka sano ee Naadiga kadib markii uu Xiddigaan ka soo laabtay dhaawac soo gaaray waxaana lacadeeyey in uusan ku faraxsanayn sii joogista Arsenal waxaana dooneysa AC Milan iyo kooxo kale oo Horyaalka Talyaaniga ka cayaara.

MATCH FACTS

Arsenal: Macey; Maitland-Niles, Holding, Bielik, Pleguezuelo; Willock (Dragomir 81), Wilshere, Dasilva; Malen (McGuane 81), Nelson, Nketiah 

Scorers: Nelson 12, 57; Nketiah 15, 38

Sent off: Wilshere 63

Manchester City: Grimshaw; Latibeaudiere, Francis, Oliver, Wilson; Davenport, Smith (Duhaney 81); Diaz, Richards (Dele-Bashiru 21), Dilrosun (Gonzalez 35); Nmecha  

Scorers: Smith 32; Diaz 68; Nmecha pen 74

Sent off: Wilson 63

Referee: Samuel Allison

Attendance: 2,814

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.