Sunday, September 24th, 2017

Lucas Digne oo dhibane u noqday Weerarkii Magaalada Barcelona?

Published on August 21, 2017 by   ·   No Comments

(22-8-2017) Daafaca dalka France ee u Cayaara kooxda Barcelona Lucas Digne ayaa lasheegayaa in uu yahay dhibanihii koowaad ee Cayaaryahan ah Weerarkii khamiistii ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Magaalada Barcelona.

Lucas Digne ayaa lasheegayaa in uu ka mid ahaa dadkii Goob jooga ahaa markii uu bilaawday Weerarkii Magaalada Barcelona Gaar ahaan halka loo yaqaan Las Ramblas.Waxaana Xidigaan soo gaaray dhaawacyo fud fudud in kasta oo uu ka mid ahaa dad miyir doorsoomay oo lageeyey isbitaal ilaa hadana waxaa kujira ayaa la leeyahay shoog uu ka qaaday Rasaastii ay furayeen dableyda Weerarka fulisey.

Sida laga soo xigtay RAC1,Lucas Digne ayaa ka mid ahaa dad badan oo kusugnaa Goobta uu Weerarku ka dhacay Weerarkaas oo ahaa kii ugu xumaa ee ka dhaca dalka Spain Tan iyo qaraxyadii magaalada Madrid sanadkii 2004 tii Waxaana ku geeriyoodey 15 ruux in kabadan boqolna dhaawac ayaa ka soo gaaray.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.