Tuesday, September 19th, 2017

Manchester United oo Tottenham ka dulqaadeysa Xiddiga Ryan Sessegnon,

Published on August 21, 2017 by   ·   No Comments

(21-8-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lasheegayaa in ay Wadahadal lafuratay Cayaaryahanka kooxda Fulham ee lagu Magacaabo Ryan Sessegnon, kaas oo ay sidoo kale dooneyso Naadiga Tottemhan ee ka dhisan Magaalada London.

Ryan Sessegnon, oo 17 Sano jir ah ayaa indhihiisu qabteen Macalinka Manchester United Jose Mourinho oo sidoo wiilkiisu Goolahye u yahay kooxda Fulham waxaana uu doonayaan in lasoo Wareego inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Xiligaan.

Wargeyska  Sky Sports.ayaa daabacay in Xiddigaan uu yahay Weeraryahan aad ugu Wanaagsan Goolshalinta isla Markaana leh Mustaqbal fiican Waxaase Kooxda heerka labaad ee ku dheesha Garoonka Craven Cottage ay dooneysaa in ay ku hesho lacag aad u badan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.