Monday, September 25th, 2017

Nikola Kalinic oo kujira Tijaabada Caafimaad ee uu u marayo AC Milan

Published on August 21, 2017 by   ·   No Comments

(21-8-2017) Weeraryahanka lagu Magacaabo Nikola Kalinic ayaa laxaqiijiyey in uu marayo Tijaabo Caafimaad oo uu u maryo Kooxda AC Milan oo ku soo iibsatay aduun lacageeda gaaraya € 25 million.

Nikola Kalinic ayaa ka soo dhaqaaqay kooxda Fiorentina Waana mid ka mid ah Xiddigihii ay AC Milan kuraad Joogtey bilihii la soo dhaafay balse ugu danbayn waxa uu soo Gaaray Xarunta Naadigaas oo uu Xiligaan kumarayo Tijaabo Caafimaad.

AC Milan ayaa dhankeeda Xaqiijisay in Cayaaryaahnka Nikola Kalinic ay rasmiyan ugala soo Wareegeen kooxdiisa Fiorentina isla Markaana dhawaan Saxaafada loo soo bandhigi doono.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.