Tuesday, September 19th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 10 Cayaaryahan oo Neynaastoodu Tir tirtay Magacoodii Rasmiga ahaa?

Published on August 22, 2017 by   ·   No Comments

(22-8-2017) Waxaan idiin soo Gudbineynaa aqristeyaasheena sharafta lahoow Magacyada iyo Sawirada Cayaartoy Caan ah oo Magacoodii rasmiga ahaa ay ka weynaatay ama ka Caansanaatay Neynaas loo bixiyey ama ay iyaguba labexeen.

Hadaba aan idiin soo gudbino qaybta Koowaad Cayaartoydaas Neynaastoodu ka dheeraatay Magacooda oo aysan jirin cid u taqaan Madaca rasmiga ah ee ay leeyihiin.

10. Garrincha ==> Manuel Francisco Dos Santos

9. Gabi ==> Gabriel Fernández Arenas

8. Deco ==> Anderson Luis De Souza

SPAIN SUPERCUP

7. Dunga ==> Carlos Caetano Bledorn Verri

6. Robinho ==> Robson De Souza

5. Cafu ==> Marcos Evangelista De Morais

4. Chicharito ==> Javier Hernández Balcázar

3. Marquinhos ==> Marcos Aoás Corrêa

2. Gervinho ==> Gervais Lombe Yao Kouassi

1. Kaka ==> Ricardo Izecson Dos Santos Leite

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.