Tuesday, September 19th, 2017

Muxuu ka dhignaa Goolkii uu Wayne Rooneey ka dhaliyey Manchester City?

Published on August 22, 2017 by   ·   No Comments

(22-8-2017) Weeraryahanka kooxda Everton ee Wayne Rooneey ayaa Xalay Gool ka dhaliyey Naadiga Manchester City oo ay Garoonkooda ugu mnartiyeen Waxaana Goolkaas uu ahaa mid Taariikhda u galay Xidigaas.

Goolka uu dhaliyey Wayne Rooneey ayaa ahaa kii 200 (laba boqolaad) ee uu ka dhaliyo Horyaalka Premier League isaga oo sidoo kale Noqday Cayaaryaahnka labaad ee ugu Goolasha badan Horyaalka dalka England.

Wayne Rooneey ayaa sidoo kale Goolka uu dhaliyey Waxa uu keeni karaa in dib loogi yeero Xulka qaranka England maadaama uu soo bandhigay Cayaar aad u wanaagsan isla Markaana labada Kulan ee uu u Cayaaray Everton dhaliyey 2 Gool oo muhiim ah.

Markii Cayaartu dhamaatay ayaa wayne Rooneey u sheegay Saxaafada in Naadigiisu aad u dadaalay balse Nasiibku keenay in ay bareejo galaan sidoo kale Waxa uu yiri Maalmihii la soo dhaafay waxaan wada hadaleyney Macalinka Xulka England Gareth Southgate kaas oo aan filayo in uu markale iigu yeeri doono Xulka England.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.