Tuesday, September 19th, 2017

Waa maxay Caqabadaha ka hortaagan Kylian M’Bappe in uu ku biiro PSG?

Published on August 22, 2017 by   ·   No Comments

(22-8-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Monaco ee Kylian M’Bappe ayaa weli waxaa u suurta geli la.in uu ku biiro kooxda PSG oo dhawaan lasheegay in ay lagaartay heshiis kama damabays isaga oo hada dibad joog ka ah kooxdiisa markii uu ladagaalay Cayaartoy ay isku Naadi yihiin.

Kylian M’Bappe oo sidoo kale bartilmaameed u ahaa kooxda Real Madrid ayaa lasheegayaa in Naadiga PSG ay u diyaarisay in ay ku iibsato aduun lacageed gaaraya 140 million balse Waxa ay weydiisteen kooxda Monaco in ay  M’Bappe ku siiyaan heshiis amaah ah si ay uga dheeraato Ganaax kaga yimaada Xiriirka UEFA maadaama ay horay u qarasha gareeeyeen lacag aad u badan oo ay ku soo qaateen Neymar.

Wargeyska Gazzetta dello Sport,ayaa daabacay in ay jirto caqabad kale oo hor taagan in Kylian M’Bappe ku biiro kooxda PSG Caqabadaas oo ah booska uu ka dheeli doono maadaama uu Naadiga Joogo Edinson Cavani oo dhanka Weerarka ka cayaaraya kaas oo aan ogolaan doonin in uu Kursiga keydka u fariisto wiilkaan 18 sano jirka ah ee Kylian M’Bappe.

Xiddigaan ayaa lasheegayaa in uu doonayo katagitaanka kooxdiisa Monaco kadib markii ay mushaar aad u badan u balan qaaday kooxda PSG oo lagaartay heshiiska shaqsiga ah.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.