Monday, September 25th, 2017

Xiddigaha MSN oo markale midoobey iyo Neymar oo ku laabtay Barcelona

Published on August 22, 2017 by   ·   No Comments

(23-8-2017) Cayaartoydii xili u wada dheeli jirtey kooxda Barcelona ee magacyadooda loo soo gaabin jirey MSN ayaa markale kulmay tan iyo markii uu kateygay Barcelona Xiddiga dalka Braziil ee Neymar kaas oo ku biirey kooxda PSG.

Neymar ayaa laacdeeyey in uu Talaadadii ku laabtay Magaalada Barcelona halkaa oo uu kula kulmay qaar ka mid ah Cayaartoydii ay saaxiibka ahaayeen sida Messi iyo Luis Suarez waxayna Sawir soo dhigeen barta Twitter-ka iyada oo ay farxadi ka muuqato.

Sidoo kale daafaca Barcelona ee Gerard Pique ayaa dhankiisa Sawiro lagalay wiilka 25 Sano jirka ah ee dalka Braziil kaas oo markii uu kategay Barcelona aysan isku wanaagsanayn balse waxa uu cadeeyey in uu dhamaaday dagaalkii Saaxiibkii.

Xiddiga dalka Braziil ee Neymar ayaa 4 Sano ku qaatay Barcelona intii uusan lacagtii ugu badanayd ugu wareegin kooxda PSG ee dalka France Waxaana ku soo laabshada Magaalada Barcelona ku soo beegmaysaa Xili Maamulka kooxdiisii hore sheegeen in ay facwad ku soo oogeen ayana ka doonayaan lacag uu ka qaatay kooxdaas.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.