Friday, September 22nd, 2017

Chelsea oo Thomas Tuchel kuwar gelisey in uu u diyaar garoobo booska Antonio Conte

Published on August 23, 2017 by   ·   No Comments

(23-8-2017) Milkilaha kooxda kubada Cagta Chelsea Roman Abramovich ayaa lasheegayaa in uu Tilifoon kula hadlay Macalinkii hore Naadiga Borussia Dortmund Thomas Tuchel kaas oo uu u sheegay in uu u diyaar garoobo booska Macalinka Xiligaan ee kooxda Chelsea Antonio Conte.

Wargeyska Bild ee ka soo baxa dalka Jarmalka ayaa daabacay in Roman Abramovich  uusan ku qanacsanayn qaab Cayaareedka iyo Siyaasada Xiligaan ee Antonio Conte kaas oo laftiisu dhawaan sheegay in Xiligaan uu ka cabsi qabo in uu noqdo kii ugu xumaa Taariikhdiisa soo mara dhankiisa.

Thomas Tuchel ayaa xiligaan dibad joog ka ah kubada Cagta kadib markii laga cayriyey Naadiga Dortmund Thomas Waxaana Chelsea dooneysaa in ay badal uga dhigaan Macalin Antonio Conte oo lasheegay in ay isku dhacsanyihiin Maamulka kooxdiisa kadib markii laga badiyey kulankii koowaad ee Horyaalka England.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.