Tuesday, September 19th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Liverpool oo u soo gudubtay Wareega Gruubyada Champions League

Published on August 23, 2017 by   ·   No Comments

(24-8-2017) Kooxda kubada Cagta Liverpool ayaa Xaqiijisey in ay usoo gudubtay Wareega Gruubyada koobka UEFA Champions League kadib markii ay Cayaartii lugta labaad ee ay lacayaareen Hoffenheim kaga badiyeen 4-2.

Liverpool ayaa cel celis ahaan ku soo baxday 6-3 Gool labadii kulan ee ay dheeleen waxaana Goolasha 2 ka mid ah Saxiixay Xiddiga dalka Jarmalka ee Emre Can Halka labada Gool oo kale ay kala qaybsadeen Mohamed Salah iyo Roberto Firmino.

Naadiga dalka England ee Liverpool ayaa iska xaadirin doonta magaalada Monaco halkaa oo lagu Samayn doono isku aadka wareega Gruubyada ee koobka UEFA  Champions League Xili Cayaareedkaan 32 Naadi ayaana loo samayn doonaa.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.