Saturday, December 16th, 2017

Maalinka iyo Saacada lasamayn doono isku aadka koobka Champions League 2017-2018

Published on August 23, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(23-8-2017) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa sheegay in isku aadka koobka Champions League ee Xiligaan lasamayn doono Maalinta Khamiista ah beri oo ku beegan 24 ka bishaan.

Isku aadka koobka Champions League oo lagu qaban doono Magaalada ,Monaco ee dalka France sidoo kalana waxaa isla Kkamiista la bixin doonaa abaal marinta UEFA Player of the Year ee 2017.

Champions League isku aadkiisa ayaa bilaaban doona Saacada Muqdisho marka ay tahay 7-00 fiidnimo kaas oo socon doona ku dhawaan Saacad iyo bar.

Kooxaha loo samayn doono isku aadka koobka Horyaalada yurub ayaa loo qaybin doonaa 8 Gruub waxaana boodka koowaad geli doona 8 Kooxood ee soo qaaday Horyaalada dalalka yurub ee ugu xiisaha badan.

Kooxaha loo samayn doono isku aadka?

Seeded: Real Madrid, Bayern Munich, Juventus, Benfica, Chelsea, Shakhtar Donetsk, Monaco, Spartak Moscow

Pot 2Barcelona, Atletico, Paris Saint-Germain, Borussia Dortmund, Sevilla, Man City, FC Porto, Man United

Pot 3: Napoli, Tottenham, FC Basel, Olympiakos, Anderlecht, Roma, Besiktas, Liverpool or Celtic

Pot 4: Celtic or Hoffenheim, Feyenoord, NK Maribor, RB Leipzig, plus the four other qualifiers.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Sabtiga dhici doona iyo Saacada Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(16-12-2017) Waxaa Sabtiga la cayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ah Horyaalada laxiiseeyo ee qaarada yurub ...

Warbixin: Tottenham ayaa ah kooxda kaliya ee Taako u dhigi karta Manchester City?

(15-12-2017) Tottenham ayaa Sabtida u safri doonta magaalada Manchester, halkaas oo ay garoonka Etihad kula ciyaari doonto kooxda ...

Carlo Ancelotti oo ku laaban doona kooxdiisii hore Chelsea?

(15-12-2017) Macalinka u dhashay dalka Talyaaniga ee Carlo Ancelotti ayaa lasheegayaa in uu dib ugu laaban doono Kooxdiisii hore ...

Daawo Sawiro Xul ah kulankii Puntland iyo Koofur Galbeed ee bareejada ku dhamaaday

(15-12-2017) Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta ...

Xiriirka FA ga oo Mourinho Ka Codsaday Inuu Sharaxo Kalmado Afkiisa Ka Soo Baxay

(15-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa laga codsaday inuu sharaxaad ka soo bixiyo, weedho afkiisa ka ...

Dalka Spain oo qatar ugu jira in laga Ganaaxo koobka aduunka 2018 Sabab?

(15-12-2017) Warar Goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Xiriirka kubada cagta Caalamka ee FIFA ay Go aan ka ...

Daawo Sawirada Paul Pogba oo markale dunida ka yaabiyey

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Ganaaxa kaga maqan ee Paul Pogba ayaa qaab Cusub oo layaab ...

Ronaldinho oo Habeen Sakhraamay bur buriyey Rajadiisii Maraykanka

(15-12-2017) Sannadkii 2010, Ronaldinho waxa uu ku jiray xaalad roog cas loogu diyaariyey waddanka Maraykanka oo kooxda Red ...

Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya oo sheegtay in ay qabteen kaarar faalso ah oo lagu geli lahaa Garoonka Banaadir digniina dirtay?

(15-12-2017) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiija Maxamed diiriye ayaa sheegtay in ay ...

FT: Puntland 1-1 K.Galbeed

(15-12-2017) Waxaa hada socota Cayaar xiiso badan oo u dhaxaysa ismaamul Goboleedyada kala ah Puntland iyo koofur Galbeed ...

Pep Guardiola oo bishii 3 aad ee Xiriir ah ku Guuleystey Macalinka bisha Horyaalka Premier League+Sawiro

(15-12-2017) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester City Pep Guardiola ayaa ku Guuleystey Markii 3 aad ee Xiriir ah ...

Manchester United Oo Heegan Ugu Jirta Griezmann Oo Ka Tegaya Atletico Madrid

(15-12-2017) Manchester United ayaa heshay war ay ku faraxday, kaddib markii uu tababaraha Atletico Madrid shaaciyey in weeraryahanka ...

Mohamed Salah oo loo doortay Cayaaryahanka bisha ee Horyaalka Premier League

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Liverpool Mohamed Salah ayaa ku guuleystey laacibka bisha Horyaalka Premier League dalka England taas oo ...

Xiddig kooxo badan yurub ah doonayaan oo kooxdiisa ay kala tagayan janaayo

(15-12-2017)  Ciyaaryahanka kooxda AS  Monaco Fabinho ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka tago kooxda ka dhisan Ligue 1 ...

Pep Guardiola oo sheegay in wali uusan dhamaan tartanka horyaalka

(15-12-2017)  Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa fariin udiray kooxaha ka ciyaara horyaaalka isaga oo sheegay in ...