Sunday, December 17th, 2017

Wayne Rooneey oo ka fariistay Cayaaraha Caalamiga ah+Sawiro

Published on August 23, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(23-8-2017) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Everton Wayne Rooneey ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ahaan ka fariistay Cayaaraha Caalamiga ah kadib markii uu ka Rajo dhigay in markale loogu yeero Xuka dalkiisa.

Wayne Rooneey oo ah hadda 31 Sano jir ayaa rasmiyan ugu dhawaaqay in uu gebi ahaan soo gaba gabeeyey Cayaaraha Caalamiga ah isla Markaana uusan markale u Cayaari doonin Xulka dalka England.

Rooneey oo dhawaan ku biirey kooxda Everton ayaa 2 Gool dhaliyey 2 Cayaarood oo uu u cayaaray kooxdiisa Xiligaan waxaana Macalinka Three Lions Gareth Southgate dhawaan laga soo xigtay in uusan ugu yeeri doonin Xulkiisa markale Wayne Rooneey oo haysta Recordka Goolasha ee Cayaartoyda dalka England.

Xiddigaan ayaa qaranka dalkiisa u saftay 119 Kulan isaga oo u dhaliyey 53 kulan Waxaana uu katirsanaa mudo 14 Sano ah balse Maanta ayuu sirasmi ah ugu dhawaaqay in uu gebi haan soo gaba gabeeyey Cayaarihiixulka dalka England.

Cayaartoyda ugu Goolasha badan England?

Wayne Rooney 53

Bobby Charlton 49

Gary Lineker 48

Jimmy Greaves 44

Michael Owen 40

Tom Finney 30

Nat Lofthouse 30

Alan Shearer 30

Viv Woodward 29

Frank Lampard 29

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee iska leh diyaaradaha qaaska ah ee ugu qaalisan

(17-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo sawirada shanta Cayaaryahan ee cayaarta kubada Cagta ee leh diyaaradaha ...

Cristiano Ronaldo oo Shuruud adag ku xiray in uu sii joogo Real Madrid?

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegayaa in uu shuruud adag ku xiray sii ...

DEG DEG: Kaka oo ku dhawaaqay in uu gebi ahaan ka fariistay Cayaarta Kubada cagta

(17-12-2017) Cayaaryahankii hore ee Xulka qaranka Braziil iyo Kooxda AC Milan Kaka ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ...

FT: West Brom 1-2 Manchester United+Sawiro

(17-12-2017) Gooool  (JESSE LINGARD): (ROMELU LUKAKU) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, Nyom, Hegazi, Evans, ...

Layaab!! Kulan Cayaareed dalka Spain ah oo lagu kala badiyey 47 Gool iyo 0

(17-12-2017) Kulan katirsanaa Cayaaraha kooxaha dalka Spain Gaar ahaan Horyaalka Cayaartoyda da.da yar ee dalkaas ayaa lagu kala ...

AC Milan oo ay ku dhacday Guuldaradii ugu Xanuunka badanayd Xiligaan+Sawiro

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta AC Milan oo Maanta lacayaartay Naadiga Hellas Verona ayaa lakulantay Guuldaradii ugu xanuunka badanayd kadib ...

Manchester City oo ku dabaal degtay Manchester United kadib Guushii Xalay+Sawiro

(17-12-2017) Kadib Guushuii Naadiga Manchester City ay xalay ka gaadhay Tottenham ayaa Cayaartoyda kooxdaas waxa ay sameeyeen dabaal ...

Real Madrid Iyo Barcelona Oo Isku Baacsanaya Weeraryahanka Arthur

(17-12-2017) Real Madrid kuma faraxsana inay aragto sawirka sida hoose loo shaaciyey ee laacibka khadka dhexe uga ciyaara ...

Maxay ahayd Sababtii uu Kevin De Bruyne Sadex farood u taagay Markii uu Goolka ka dhaliyey Tottenham

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester City Kevin De Bruyne ayaa Xalay markii uu Gool ka dhaliyey Naadiga Tottenham ...

Sunderland oo soo afjartay 364 kulan oo aanay guul ku gaarin Garoonkeeda

(17-12-2017) Josh Maja goolkiisii koobaad ee horyaalka ayaa u horseeday kooxda baaxaa degaysa ee Sunderland guushii u horeysay ...

Manchester United oo doonaysa in ay soo yareeso farqiga dhibcaha u dhexeeya iyaga iyo hogaamiyaasha

(17-12-2017)Manchester United ayaan mar kale awoodi doonin inay Paul Pogba ugu yeerto kulanka ay ku wajahayaan West Brom ...

Heshiiska Ozil ee Arsenal oo dib u eegis lagu sameenayo

(17-12-2017)Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay Mesut Ozil inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo kooxda. Heshiiska Ozil ...

Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen:

(17-12-2017)Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen: 1:Waa kooxdii ...

Ma jirto koox ka awood badan kooxda Manchester City kadib markii ay sii dheeraysatay hogaanka Horyaalka+SAWIRRO

(17-12-2017)Kooxda Kubada Cagta ee Manchester City ayaa sii dheeraystay hogaanka Horyaalka, kaddib markii ay 4-0 kaga adkaadeen dhigooda ...

Daawo: Cristiano Ronaldo oo Real Madrid u Suurta geliyey in ay Ku Guuleystaan koobka kooxaha aduunka

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa ku Guuleysatay koobka kooxaha aduunka kadib markii ay ...