Monday, September 25th, 2017

Dalalka qaarada yurub ee aan kooxahoodu weligood dheelin koobka Champions League

Published on August 24, 2017 by   ·   No Comments

(25-8-2017) Kadib markii lasaneeyey isku aadka koobka UEFA Champions League ee Xili Cayaareedkaan 2017-2018 ayaa waxaa lasoo saaray daallka qaarad yurub ah oo kooxaha kubada Cagta ee ay leeyihiin aysan weligood dheelin koobkaan isla Markaana aan ka qayb geli Wareega Gruubyada koobkaan.

Xili Cayaareedkaan waxaa jira 1 Wadan oo kooxahooda markii koowaad ka qayb galeen isku aadka wareega Gruubyada koobka Champions League Waaana Naadiga Qarabağ  ee ka socda dalka Azerbaijan.

Hadaba waa kuwee dalalka aan kooxahoodu weligood ka qayb gelin koobka Champions League?

22: Albania, Andorra, Armenia, Bosnia & Herzegovina, Estonia, Faroe Islands, FYR Macedonia, Georgia, Gibraltar, Iceland, Kosovo, Latvia, Liechtenstein, Lithuania, Luxembourg, Malta, Moldova, Montenegro, Northern Ireland, Republic of Ireland, San Marino, Wales

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.