Tuesday, September 19th, 2017

DEG EDG: Isku Aadka koobka Champions League oo lasameeyey iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

Published on August 24, 2017 by   ·   No Comments

(24-8-2017) Waxaan sitoos ah idikugu soo gudbineynaa aqristeyaal Samaynta isku aadka koobka Champions League iyo bixinta Cayaaryaahnka iyo Macalinka ugu fiican kooxaha qaarada yurub.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa diyaarad qaas ah oo Nuuca qumaatiga ah ku soo gaaray goobta ay ka dhacayso xaflada weyn ee lagu Samaynayo isku aadka koobka Horyaalada yurub 2017-2018.

Hadaba halkaan kala soco daqiiqad kasta Waxa ku soo kordha Xaflada oo Goordhow bilaaban doonta.

GROUP A: Benfica, Manchester United, FC Basle, CSKA Moscow

GROUP B: Bayern Munich, Paris Saint-Germain, Anderlecht, Celtic

GROUP C: Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag

GROUP D: Juventus, Barcelona, Olympiacos, Sporting Lisbon

GROUP E: Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, Maribor

GROUP F: Shakhtar Donetsk, Manchester City, Napoli, Feyenoord

GROUP G: Monaco, Porto, Besiktas, RB Leipzig

GROUP H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, Apoe

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.