Monday, September 25th, 2017

Kooxaha Ingiriiska Oo Ka Welwelsan Isku-aadka Champions League

Published on August 24, 2017 by   ·   No Comments

(24-8-2017) Lix kooxood oo reer Britain ah ayaa sugaya isku aadka horyaallada Yurub ee Britain oo toddobada fiidnimo ee caawa oo si toos ah ay u baahin doonto shabakadda ciyaaraha ee Cadalool.

Kooxda Chelsea ee difaacanaysa Horyaalka Ingiriiska, Tottenham oo kaalinta labaad gashay iyo Manchester City ayaa toos ugu gudbay koobka Champions League.

Intaas ka dibna waxaa ku soo biiray Manchester United oo ku soo guulaystay koobka Europa League.

Waxaa kale oo iyagana isreebreebka ku soo baxay Liverpool oo kaalinta afraad ku dhamaysatay tartanka Champions League iyo kooxda Celtic oo ku guuleysatay horyaalka Scotland, hase yeeshee isreeb-reeb usoo gashay Champions League maadaama lagu xisaabiyo inay ka mid tahay Britain.

Wareegga koobaad ee Horyaallada Yurub ayaa billaabanaya 12-13ka bisha September.

Xilligii u dambeeyay ee lix kooxood oo Britain ka socda ay ka qayb galeen koobka Horyaallada Yurub wuxuu ahaa xilli ciyaareedkii 2007-08dii.

Dhamaan kooxahan waxay ka cabsi qabaan inay afka ka galaan naadiyo awood badan oo marxaladda koowaadba ay ku hadhaan. Tusaale ahaan, Tottenham xili ciyaareedkii hore waxay la kulantay ceeb, markii ay hal kulan ku badin kari wayday garoonka Wembley.

Liverpool oo aan dhawr sannadood lagu arag tartanka Champions League, waxay nasiibkeeda ka eegaysaa dhinaca wanaagsa, waxaanay rajaynaysaa inay ka badbaado kooxo waaweyn oo ku reeba marxaladda koowaad ama groupyada.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.