Sunday, September 24th, 2017

Lukaku oo weerar qaawan ku qaaday Ronaldo: Messi ayaa kaa fiican saaxiib

Published on August 24, 2017 by   ·   No Comments

(24-8-2017) Iyadoo uu Cristiano Ronaldo ku cabanayo caddaalad darro, ayaa loogaga jawaabay hadal aan meeshaba oolin, baraha bulshada, weeraryahanka kooxda Manchester United ee Romelu Lukaku ayaa weerar toos ah ku qaaday laacibka baasha ka ciyaara, isagoon u eegin cabashada uu gudbinayay.

Barta Instagram uu ku leeyahay xiddiga xulka Portaqiiska iyo naadiga Real madrid, isagoo cabasho soo dhigay, ayuu laacibka xulka Belgium ugu qoray hadalkan: “Messi ayaa kaa fiican saaxiib…”

Ronaldo cabashada uu baahinayay, waxay ku saabsanayd, diidmadii maxkamada ciyaaraha ee wadanka Spain ku diiday, racfaankii uu ka qaatay go’aankii garsoor ee kulankii lugta labaad ee koobka Super Cup ka wadanka Spain (Supercopa de Espana), waxaase qoraal aanu filayn u soo dhex raaciyey dadkii ka fikir dhiibanayay cabashada laacibkan, Lukaku oo kor u sii qaadaya cadhada Ronaldo.

Labadan ciyaaryahan oo aanu hore u dhex oolin dagaal afka ahi, ayaad moodaa in qoraalkan cusubi hordhac u noqon doono, weerar ay warbaahinta isu mariyaan maalmaha soo socda.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.