Sunday, September 24th, 2017

Sidee dhibcaha u kala heleen 3 da Cayaaryahan ee u tartantay abaal marinta UEFA Best Player+Sawiro

Published on August 24, 2017 by   ·   No Comments

(24-8-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku Guuleystey abaal marinta Cayaaryahanka ugu fiican kooxaha yurub 2017 Waxaana ay u ahayd markii 3 aad ee ku Guuleysto,

Cristiano Ronaldo ayaa kula tartamay abaal marinta UEFA Best Player labada Cayaaryahan ee kala ah Lionel Messi iyo Gianluigi Buffon waxaana u Codeeyey 80 Macalin oo kooxahoodu dheeleen Xiligii la soo dhaafay koobabka Champions League iyo Europa League iyo 55 Saxafi oo ka diiwaan gashan Warbaahinta qaarada iyada oo uu kaalinta koowaad ku soo baxay Ronaldo.

Ronaldo aya helay 482 Cod halka Lionel Messi oo kaalinta u galay uu helay 141 Cod Goolhayahay Juventus Gianluigi Buffon ayaa helay 109 Cod dhamaan Codadkii la dhiibtay waxaana meesha ka muuqata in Ronaldo uu dhibco caqli ka fooq ah kasareeyey Messi sidoo kalana waxay Tusaale u Noqon kartaa sida Ronaldo ugu Guuleysan doono abaal marinada kale ee ay ku tartami doonaan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.