Tuesday, September 19th, 2017

Waa kuma Gruubka dhimashada koobka Champions League 2017-2018?

Published on August 24, 2017 by   ·   No Comments

(24-8-2017) Kadib markii dhawaan lasameeyey isku aadka koobka UEFA  Champions League ayaa waxaa lasoo Saaray Gruubka loo aqoonsaday in uu yahay Gruubka Dhimashada ee ah kan ugu adag.

Gruubka dhimashada koobka Champions League Xili Cayaareedkaan ayaa loo aqoonsaday in uu yahay Gruubka ugu danbeeya ee Gruub H kaas oo ay kuwada jiraan kooxaha kala ah Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, iyo APOEL Waxaana ladhihi karaa majirto koox xaqiijin karta in ay u soo bixi doonto Wareega 16 ka ee koobka Champions League.

Way Jiraan Gruubo kale oo adag sida kan ay iskula jiraan Barcelona iyo Juventus iyo kan ay iskula jiraan Bayren Munich iyo PSG balse Gruubka Dhimashada waxaa loo aqoonsaday in uu yahay Gruub H,

Manchester United ayaa lasheegayaa in ay Gashay Gruubka ugu Jilicsan marka loo eego Kooxaha England oo Xiligaan shan Naadi ay mataleyso.

Group A

Benfica, Manchester United, Basel, CSKA Moscow

Group B

Bayern Munich, PSG, Anderlecht, Celtic

Group C

Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag

Group D

Juventus, Barcelona, Olympiakos, Sporting Lisbon

Group E

Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, Maribor

Group F

Shakhtar Donetsk, Manchester City, Napoli, Feyenoord

Group G

Monaco, Porto, Besiktas, RB Leipzig

Group H

Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, APOEL

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.