Monday, September 25th, 2017

Iniesta iyo Paulinho oo lagu daray liiska Cayaartoyda Barcelona ee kulanka Alaves,

Published on August 25, 2017 by   ·   No Comments

(26-8-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona oo dheeleysa kulanka Horyaalka La Liga ee ay lacayaarayaan kooxda Alaves,ayaa liiska Xidigaha u diyaarka ah kulankaas waxaa lagu daray Cayaartoyda kala ah Andres Iniesta iyo Paulinho.kuwaas oo markii u horeysey u Cayaari doona.

Macalin Ernesto Valverde ayaa kulanka Alaves,ula safray 18 Cayaaryahan waxaana weli dhaawac uga maqna Weeraryaahnka Rafinha Luis Suarez Arda Turan, Lucas Digne, Marlon, Munir, Douglas iyo Thomas Vermaelen

Hadaba waa kuwee Cayaartoyda Barcelona ee u diyaarka ah kulanka Alaves?

Ter Stegen, Cillessen, Semedo, Pique, Rakitic, Sergio, Denis Suarez, Iniesta, Messi, Mascherano, Paulinho, Deulofeu, Paco Alcacer, Jordi Alba, Sergi Roberto, Andre Gomes, Aleix Vidal iyo Umtiti.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.