Saturday, December 16th, 2017

Kadib ku biiritaankii Barcelona ee Dembele waa sidee Xaalada Phillip Coutinho?

Published on August 25, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(26-8-2017) Kadib markii Jimcihii kooxda kubada Cagta Barcelona shaacisay in ay heshiis lagaartay Xiddiga dalka France ee Ousmane Demebele’waxaa soo baxayey wel wel ku aadan halka ay ku danbayn doonto Xaalada cakiran ee Cayaaryahanka Liverpool Phillip Coutinho.

Wargeyska  Daily Express reports.ayaa daabacay in Xiddiga Liverpool ee Phillip Coutinho.uu Niyad aad u weyn ka qaaday markii uu soo baxay warka sheegaya in Barcelona heshiis rasmi ah lagaartay Xiddiga Ousmane Demebele’kaas oo ay ku iibsadeen aduun lacageed gaaraya 105 million euros.

Phillip Coutinho oo dibad joog ka ah Liverpool sabab isaga oo doonayey in uu ku biiro Barcelona ayaa doonayey in uu Noqdo Saxiixa koowaad ee Naadiga Barcelona iyo badalka Neymar balse Kooxda dalka Spain ayaa shaacisay in ay Gacanta ku dhigeen Cayaaryahankii badali lahaa Neymar kaas oo ay sheegeen in uu yahay 20 Sano jirka Ousmane Demebele.

Kaveh Solhekol.oo ah Saxafiga dhanka suuqa kala iibsiga ugu xeesha dheer ee ka shaqeeya Sky Sports ayaa sheegay in Barcelona liiska ay dooneyso uu ka sii mid ahaan doono Phillip Coutinho balse aysan hada wixii kadanbeeya aysan siin doonin muhiimad weyn isla Markaana ay ishaa falatayn doonaan.

Coutinho oo aan weji fiican lasamaysan Maamulka Macalinka iyo Taageerayaasha Liverpool ayaan ka mid ahaan doonin Cayaartoyda uu Macalin  Jürgen Klopp kala hortagi doono Arsenal waxaase uu sheegay in uu dhawaan ku soo laaban doono Garoomada.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Sabtiga dhici doona iyo Saacada Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(16-12-2017) Waxaa Sabtiga la cayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ah Horyaalada laxiiseeyo ee qaarada yurub ...

Warbixin: Tottenham ayaa ah kooxda kaliya ee Taako u dhigi karta Manchester City?

(15-12-2017) Tottenham ayaa Sabtida u safri doonta magaalada Manchester, halkaas oo ay garoonka Etihad kula ciyaari doonto kooxda ...

Carlo Ancelotti oo ku laaban doona kooxdiisii hore Chelsea?

(15-12-2017) Macalinka u dhashay dalka Talyaaniga ee Carlo Ancelotti ayaa lasheegayaa in uu dib ugu laaban doono Kooxdiisii hore ...

Daawo Sawiro Xul ah kulankii Puntland iyo Koofur Galbeed ee bareejada ku dhamaaday

(15-12-2017) Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta ...

Xiriirka FA ga oo Mourinho Ka Codsaday Inuu Sharaxo Kalmado Afkiisa Ka Soo Baxay

(15-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa laga codsaday inuu sharaxaad ka soo bixiyo, weedho afkiisa ka ...

Dalka Spain oo qatar ugu jira in laga Ganaaxo koobka aduunka 2018 Sabab?

(15-12-2017) Warar Goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Xiriirka kubada cagta Caalamka ee FIFA ay Go aan ka ...

Daawo Sawirada Paul Pogba oo markale dunida ka yaabiyey

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Ganaaxa kaga maqan ee Paul Pogba ayaa qaab Cusub oo layaab ...

Ronaldinho oo Habeen Sakhraamay bur buriyey Rajadiisii Maraykanka

(15-12-2017) Sannadkii 2010, Ronaldinho waxa uu ku jiray xaalad roog cas loogu diyaariyey waddanka Maraykanka oo kooxda Red ...

Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya oo sheegtay in ay qabteen kaarar faalso ah oo lagu geli lahaa Garoonka Banaadir digniina dirtay?

(15-12-2017) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiija Maxamed diiriye ayaa sheegtay in ay ...

FT: Puntland 1-1 K.Galbeed

(15-12-2017) Waxaa hada socota Cayaar xiiso badan oo u dhaxaysa ismaamul Goboleedyada kala ah Puntland iyo koofur Galbeed ...

Pep Guardiola oo bishii 3 aad ee Xiriir ah ku Guuleystey Macalinka bisha Horyaalka Premier League+Sawiro

(15-12-2017) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester City Pep Guardiola ayaa ku Guuleystey Markii 3 aad ee Xiriir ah ...

Manchester United Oo Heegan Ugu Jirta Griezmann Oo Ka Tegaya Atletico Madrid

(15-12-2017) Manchester United ayaa heshay war ay ku faraxday, kaddib markii uu tababaraha Atletico Madrid shaaciyey in weeraryahanka ...

Mohamed Salah oo loo doortay Cayaaryahanka bisha ee Horyaalka Premier League

(15-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Liverpool Mohamed Salah ayaa ku guuleystey laacibka bisha Horyaalka Premier League dalka England taas oo ...

Xiddig kooxo badan yurub ah doonayaan oo kooxdiisa ay kala tagayan janaayo

(15-12-2017)  Ciyaaryahanka kooxda AS  Monaco Fabinho ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka tago kooxda ka dhisan Ligue 1 ...

Pep Guardiola oo sheegay in wali uusan dhamaan tartanka horyaalka

(15-12-2017)  Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa fariin udiray kooxaha ka ciyaara horyaaalka isaga oo sheegay in ...