Friday, September 22nd, 2017

Kubad Sameeyaha AC Milan Suso oo looga yeeray Xulka Spain iyo David Villa oo ku soo laabtay

Published on August 25, 2017 by   ·   No Comments

(25-8-2017) Macalinka xulka qaranka Spain  Julen Lopetegui,ayaa Magacaabay Xulka qaranka Spain ee dheeli doona kulamaada isreeb reebka koobka aduunka 2018 waxaana uu Markii u Horeysey ku daray Xulkiisa kubada Sameeyaha Naadiga AC Milan Suso.

Julen Lopetegui,ayaa sheegay in Suso uu Wax badan ku soo kordhin doono Xulka Spain sidoo kalana waxa uu difaacay sababatii uu ugu yeeray Waayeelka weerarka ka dheela ee David Villa waxaana uu sheegay in uu buuxin doono booskii Diego Costa kaas oo aan dheelin xiligaan kooxna aan haysan sida uu hadalka u dhigay.

Marco Asensio, Gerard Deulofeu iyo goalkeeper Kepa Arrizabalaga ayuu ku soo daray xulkiisa Macalinka dalka Spain sidoo kale Waxaa uu u yeeray daafaca Borussia Dortmund ee Marc Bartra.

Juan Mata, Ander Herrera, Javi Martinez, Lucas Vazquez, Paco Alcacer, iyo Nolito ayaan lagu darin Xulka qaranka Spain oo dheeli doona 2 Cayaarood oo ay kaga hortagi doonaan dalalka Talyaaniga iyo Liechtenstein.

Xulka qaranka Spain?

GK: De Gea, Reina, Kepa.

DEF: Alba, Azpilicueta, Bartra, Carvajal, Nach, Monreal, Piqué, Ramos.

MID: Isco, Thiago, Busquets, Suso, Silva, Iniesta, Saúl, Koke.

ATT: Asensio, Aspas, Deulofeu, Vitolo, Morata, Pedro, Villa.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.