Tuesday, September 19th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii kulankii 3 aad ee ay Guuleysato Manchester United

Published on August 26, 2017 by   ·   No Comments

(27-8-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul kagaartay kulankii xiisaha badnaa ee ay ladheeleen kooxda Leicester City Waxaana ay ku badiyeen 2-0.

Macalinka Manchester United Jose Mourinho ayaa muujiyey sababata uu u yahay mid ka mid ah Macalimiinta ugu fiican Caalamka kadib markii uu 3 dhibcood ku qaatay Cayaratoy uu badal ku keenay kuwaas oo kala ah Marcus Rashford iyo Marouane Fellaini iyaga ayaan Xaliyey Cayaarta oo 70 daqiiqo ahayd 0-0.

Manchester United ayaa Hogaanka u haysa Horyaalka dalka England kadib markii ay badiyeen 3 Cayaarood oo Xiriir ah waxaana sanadkaan ay u muuqdaan kuwo ku Guuleysan karaya Horyaalka oo ay ugu danbeysey sanadkii 2013.

Romelu Lukaku ayaa iska qasaariyey Record Cusub oo uu u dhigi lahaa Manchester United kadib markii uu Rigoore ka qabtay Goolhaye Kasper Schmeichel waxaana hadii uu dhalin lahaa uu Noqon lahaa Cayaaryahankii u Horeeyey ee Manchester United u dhaliya Goolal 3 kulan oo Xiriir ah bilaawga Xili Cayaareedka.

MANCHESTER UNITED (4-2-3-1): De Gea 7; Valencia 5.5, Jones 7, Bailly 6.5, Blind 7; Matic 6, Pogba 7; Mata 7 (Rashford 67 6), Mkhitaryan 5.5 (Fellaini 74 6.5), Martial 7 (Lingard 77 7); Lukaku 5.5

Subs unused: Romero, Darmian, Smalling, Herrera

Goals: Rashford 70, Fellaini 82

Booked: Mkhitaryan  

LEICESTER (4-4-2): Schmeichel 8; Simpson 5.5, Maguire 7, Morgan 7, Fuchs 6; Mahrez 7, Ndidi 6, James 6.5, Albrighton 6.5 (King 60 5.5); Vardy 6 (Slimani 76 6), Okazaki 6.5 (Gray 60 6)

Subs unused: Hamer, Chilwell, Iheanacho, Amartey

Booked: James

Referee: Michael Oliver 7

Attendance: 75,021 

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.