Tuesday, September 19th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Raheem Sterling oo 97 daqiiqo bad baadiyey Manchester City

Published on August 26, 2017 by   ·   No Comments

(26-8-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester City Raheem Sterling Guul gaarsiiyey Naadigiisa kulankii xiisah lahaa ee la Cayaareen Naadiga Bournemouth isaga oo Goolka guusha u dhaliyey daqiiqadii 97 aad ee Cayaarta.

Kulankaan ayaa waqtigii loogu tala galay ku dhamaaday bareejo 1-1 ah sidoo kale Waqtigii dheeriga ahaa oo 5 daqiiqo ahaa ayaa dhamaaday 2 daqiiqo oo kale ayaa sii baxday markaas ayuu Goolka Guusha keenay Xiddiga dalka England ee Raheem Sterling kaas oo Roose qaatay kadib markii uu dheereeyey dabaal dega uuna dhex galay Taageerayaal.

BOURNEMOUTH (5-3-2): Begovic; Smith, S Cook, Ake, Mings, Daniels; Gosling, Surman, Arter; King, Defoe (Afobe 73)

Subs not used: Boruc, Smith, Mousset, Ibe, L Cook, Fraser

Goals: Daniels (13)

Bookings: Ake (22) S Cook (74), Mings (85), Smith (90+4), Arter (90+6)

MAN CITY (4-3-3): Ederson; Danilo, Kompany, Otamendi, Mendy; De Bruyne, Fernandinho, Silva; Bernardo (Aguero 66), Jesus (Sane 82), Sterling

Subs not used: Bravo, Mangala, Delph, Stones, Toure

Goals: Jesus (21), Sterling (90+6)

Bookings: Kompany (56), Silva (56), Otamendi (67), Mendy (79), Sterling (90+2 and 90+8)

Referee: Mike Dean

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.