Tuesday, September 19th, 2017

Magacyada Xulka qaranka Talyaaniga oo lashaaciyey

Published on August 26, 2017 by   ·   No Comments

(26-8-2017) Macalinka xulka qaranka Talyaaniga ayaa shaaciyey Magacyada Cayaartoyda dalkaas u matali doonta labada kulan ee isreeb reebka koobka aduunka ee ay lakala dheeli doonaan dalalka kala ah Spain iyo Israel .

Xulka Talyaaniga ayaa kulanka koowaad booqan doona Garoonka Santiago Bernabeu oo ay kula dheeli doonaan Spain 2 da bisha soo socota halka ay kulanka labaad Israel kula cayaari doonaan Garoonka Mapei Stadium Waxaana Cayaartaas loo balansayahay September 5.teeda.

GK: Buffon (Juventus), Donnarumma (Milan), Perin (Genoa)

D: Conti (Milan), D’Ambrosio (Inter), Darmian (Man Utd), Spinazzola (Atalanta), Bonucci (Milan), Chiellini (Juventus), Barzagli (Juventus), Rugani (Juventus), Astori (Fiorentina)

M: De Rossi (Roma), Montolivo (Milan), Verratti (PSG), Parolo (Lazio), Pellegrini (Roma), Candreva (Inter), Insigne (Napoli), El Shaarawy (Roma), Bernardeschi (Juventus)

A: Belotti (Torino), Immobile (Lazio), Eder (Inter), Gabbiadini (Southampton)

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.