Monday, September 25th, 2017

Rashford oo keydka ku soo bilaaban doona iyo Safka Man United ee kulanka Leicester City+Sawiro

Published on August 26, 2017 by   ·   No Comments

(26-8-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United oo dooneysa in ay badiso kulankii 3 aad ee Xiriir ah ayaa lacayaari doonta Caawa fiidka hore Naadiga Leicester City Waxaana lasoo Saaray Safka macquulka ah ee ay Garoonka ku soo geli doonaan.

The Red Devils oo min 4-0 ku badisay labadii Cayaarood ee ay la dheeleen kooxaha West Ham iyo Swansea City ayaa lasheegayaa in kursiga keydka uu ku soo bilaaban doono Xiddiga da.da yar ee Marcus Rashford waxaana uu door bidayaa macalin Jose Mourinho uu ku soo bilaabo kulanka Caawa Cayaaryahanka dalka France ee Anthony Martial.

Safka Macquulka ah ee ay Garoonka ku soo geli doonaan Manchester United?

during the Premier League match between Swansea City and Manchester United at Liberty Stadium on August 19, 2017 in Swansea, Wales.

SWANSEA, WALES – AUGUST 19: Marcus Rashford of Manchester United prior to kick off of the Premier League match between Swansea City and Manchester United at The Liberty Stadium on August 19, 2017 in Swansea, Wales. (Photo by Athena Pictures/Getty Images)

SWANSEA, WALES – AUGUST 19: Nemanja Matic of Manchester United during the Premier League match between Swansea City and Manchester United at Liberty Stadium on August 19, 2017 in Swansea, Wales. (Photo by Catherine Ivill – AMA/Getty Images)

Manchester United’s French midfielder Paul Pogba celebrates scoring the team’s fourth goal during the English Premier League football match between Swansea City and Manchester United at The Liberty Stadium in Swansea, south Wales on August 19, 2017. / AFP PHOTO / Geoff CADDICK / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or ‘live’ services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / GEOFF CADDICK/AFP/Getty Images

Soccer Football – Premier League – Swansea City vs Manchester United – Swansea, Britain – August 19, 2017 Manchester United’s Eric Bailly celebrates scoring their first goal REUTERS/Rebecca Naden EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or “live” services. Online in-match use limited to 45 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. Please contact your account representative for further details.

 

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.