Sunday, December 17th, 2017

Real Madrid oo shaacisay in ay heshiis rasmi ah lagaartay Maanta Lionel Messi

Published on August 26, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(26-8-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa shaacisay heshiis ay lagaareen Xiddiga Naadiga Real Madrid balse sheekadaas ma ahayn mid sirasmi ah uga soo baxday Naadiga Caasimada.

Koox burcad Internet ah ayaa lacadeeyey in ay jabsadeen barta Twitter-ka Real Madrid iyaga oo ku qoray in Real Madrid heshiis rasmi ah lagaartay Xiddiga Barcelona Lionel Messi waxayna sheegeen in madrid Goordhow kusoo dhaweyn doonto Cayaaryahankaan Magaalada Caasimada ah.

Real Madrid Raga u qaabilsan qaybta Internetka ayaa Goor danbe ku Guuleystey in ay soo celiyeen Twitter-ka Kooxda waxayna beeniyeen hadalka sida qaldan loogu daabacay iyaga oo cadeeyey in lajabsaday oo burcad u dhacaday barta qaaska ah ee Naadigaas.

dhawaan ayey ahayd markii koox burcad Internet ah ay jabsadeen barta Barcelona iyaga oo ku qoray in kooxdaas ay heshiis rasmi ah lagaartay Angel di Maria oo PSG u Cayaara taas oo goor danbe beeniyeen.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee iska leh diyaaradaha qaaska ah ee ugu qaalisan

(17-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo sawirada shanta Cayaaryahan ee cayaarta kubada Cagta ee leh diyaaradaha ...

Cristiano Ronaldo oo Shuruud adag ku xiray in uu sii joogo Real Madrid?

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegayaa in uu shuruud adag ku xiray sii ...

DEG DEG: Kaka oo ku dhawaaqay in uu gebi ahaan ka fariistay Cayaarta Kubada cagta

(17-12-2017) Cayaaryahankii hore ee Xulka qaranka Braziil iyo Kooxda AC Milan Kaka ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ...

FT: West Brom 1-2 Manchester United+Sawiro

(17-12-2017) Gooool  (JESSE LINGARD): (ROMELU LUKAKU) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, Nyom, Hegazi, Evans, ...

Layaab!! Kulan Cayaareed dalka Spain ah oo lagu kala badiyey 47 Gool iyo 0

(17-12-2017) Kulan katirsanaa Cayaaraha kooxaha dalka Spain Gaar ahaan Horyaalka Cayaartoyda da.da yar ee dalkaas ayaa lagu kala ...

AC Milan oo ay ku dhacday Guuldaradii ugu Xanuunka badanayd Xiligaan+Sawiro

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta AC Milan oo Maanta lacayaartay Naadiga Hellas Verona ayaa lakulantay Guuldaradii ugu xanuunka badanayd kadib ...

Manchester City oo ku dabaal degtay Manchester United kadib Guushii Xalay+Sawiro

(17-12-2017) Kadib Guushuii Naadiga Manchester City ay xalay ka gaadhay Tottenham ayaa Cayaartoyda kooxdaas waxa ay sameeyeen dabaal ...

Real Madrid Iyo Barcelona Oo Isku Baacsanaya Weeraryahanka Arthur

(17-12-2017) Real Madrid kuma faraxsana inay aragto sawirka sida hoose loo shaaciyey ee laacibka khadka dhexe uga ciyaara ...

Maxay ahayd Sababtii uu Kevin De Bruyne Sadex farood u taagay Markii uu Goolka ka dhaliyey Tottenham

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester City Kevin De Bruyne ayaa Xalay markii uu Gool ka dhaliyey Naadiga Tottenham ...

Sunderland oo soo afjartay 364 kulan oo aanay guul ku gaarin Garoonkeeda

(17-12-2017) Josh Maja goolkiisii koobaad ee horyaalka ayaa u horseeday kooxda baaxaa degaysa ee Sunderland guushii u horeysay ...

Manchester United oo doonaysa in ay soo yareeso farqiga dhibcaha u dhexeeya iyaga iyo hogaamiyaasha

(17-12-2017)Manchester United ayaan mar kale awoodi doonin inay Paul Pogba ugu yeerto kulanka ay ku wajahayaan West Brom ...

Heshiiska Ozil ee Arsenal oo dib u eegis lagu sameenayo

(17-12-2017)Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay Mesut Ozil inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo kooxda. Heshiiska Ozil ...

Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen:

(17-12-2017)Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen: 1:Waa kooxdii ...

Ma jirto koox ka awood badan kooxda Manchester City kadib markii ay sii dheeraysatay hogaanka Horyaalka+SAWIRRO

(17-12-2017)Kooxda Kubada Cagta ee Manchester City ayaa sii dheeraystay hogaanka Horyaalka, kaddib markii ay 4-0 kaga adkaadeen dhigooda ...

Daawo: Cristiano Ronaldo oo Real Madrid u Suurta geliyey in ay Ku Guuleystaan koobka kooxaha aduunka

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa ku Guuleysatay koobka kooxaha aduunka kadib markii ay ...