Tuesday, September 19th, 2017

Daawo: Dheemanka Real Madrid Marco Asensio oo Guul ka bad baadiyey kooxdiisa oo Joogta Garoonkeeda

Published on August 27, 2017 by   ·   No Comments

(28-8-2017) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ee ah kooxda difaacaneysa Horyaalka La Liga ayaa Xalay ka bad baaday in lagu Garoonkeeda kadib markii ay bareejo 2-2 ah lagashay kooxda Valencia oo marti u ahayd.

Dheemanka da.da yar ee Real Madrid iyo dalka Spain Marco Asensio ayaa ahaa shaqsigii kooxdiisa sharfteeda dhawray kadib markii uu dhaliyey labada Gool ee Naadigiisa in kasta oo kan danbe uu ahaa mid Cayaarta ka dhigay bareejo 2-2 ah.

Real Madrid ayaa u muuqatay mid tabaysa Cayaartoy muhiin ah oo Ganaax kaga maqnaa sida Ronaldo iyo Sergio Ramos in kasta oo ay daadaaleen isla Markaana ay iska qasaariyeen Jaanisyo badan oo ay Goolal ku dhalin karayeen iyaga waa lagu helay oo Valencia aad ayey u dadaashay.

REAL MADRID (4-3-3): Navas; Carvajal, Casemiro, Fernandez, Marcelo; Modric, Kroos (Mayoral 84), Isco (Kovacic 46); Bale (Vazquez 74), Benzema, Asensio;

Subs not used: Casilla, Hernandez, Llorente, Ceballos;

Booked: Carvajal, Casemiro, Fernandez

Goals: Asensio 10, 83

VALENCIA (4-4-2): Neto; Lato (Gil 83), Murillo, Vezo, Montoya (Vidal 75); Gaya, Kondogbia, Parejo, Soler; Zaza, Rodrigo (Mina 88);

Subs not used: Juame, Maksimovic, Medran, Jiminez

Goals: Soler 18, Kondogbia 77

Booked: Montoya, Parejo, Rodrigo, Soler, Zaza

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.