Monday, September 25th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo Guushii koowaad ku Gaartay Garoonkeeda Xiligaan

Published on August 27, 2017 by   ·   No Comments

(27-8-2017) Kooxda kubada Cagta Chelsea ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay ladheeleen Naadiga Everton Waxaana ay kaga badiyeen 2-0.

Chelsea ayaa Gaartay Guushii koowaad ee Xili Cayaareedkaan iyaga oo Jooga Garoonka Stamford Bridge Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Cayaartoyda dalka Spain ee kala ah lvaro Morata iyo Cesc Fabregas waxayna ahayd Guul aad muhiim u ah oo Gaareen.

Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Luiz, Rudiger, Moses (Christensen 88), Fabregas, Kante, Alonso, Pedro (Bakayoko 75), Willian, Morata (Batshuayi 77)

Subs not used: Caballero, Kenedy, Musonda, Tomori

Goalscorer: Fabregas 26, Morata 39

Bookings: Moses, Azpilicueta

Everton: Pickford, Keane, Williams, Jagielka (Lennon 83), Holgate, Davies (Besic 46), Gueye, Baines, Rooney, Sigurdsson, Sandro (Calvert-Lewin 62)

Subs not used: Martina, Stekelenburg, Lookman, Kenny

Bookings: Gueye, Rooney

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.