Tuesday, September 19th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada qaabkii loo bahdilay Arsenal iyo bandhigii fardaha Liver[pool

Published on August 27, 2017 by   ·   No Comments

(27-8-2017) Kooxda kubada Cagta Liverpool ayaa Garoonkeeda ku jii jiidey Arsenal kadib markii ay kula dheeleen kulankii Horyaalka dalka England ee ay ku balansanaayeen Axada.

Liverpool ayaa Arsenal kaga badisay 4-0 Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Xidigaha kala ah Roberto Firmino, Sadio Mane, Mo Salah iyo Daniel Sturridge iyada oo la dhihi karo Liverpool waxa ay Arsenal ku samaysey wax ladhihi karo bahdil ama sharaf dhac.

Arsenal ayaa Markii koowaad Xiligaan waxaa u cayaaray Kulankii Liverpool Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez kaas oo labadalay 62 daqiiqo markii uu samayn wax isku day Gool dhalin ah waxaana uu Garoonka ka baxay isaga oo hoos eegaya.

LIVERPOOL (4-3-3) Karius 6: Gomez 8.5, Matip 7, Lovren 6.5, Moreno 7: Wijnaldum 7.5, Henderson 7, Can 8 (Grujic 83): Mane 8 (Sturridge 74), Firmino 8 (Milner 80), Salah 8

Unused subs: Ward, Alexander-Arnold, Klavan, Solanke

Goals: Firmino 17, Mane 40, Salah 57, Sturridge 78

Bookings: Lovren 20, Gomez 23

Manager: Jurgen Klopp 8

ARSENAL (3-4-3) Cech 7: Holding 5, Koscielny 5, Monreal 4: Oxlade-Chamberlain 4 (Lacazette 62, 4), Xhaka 4, Ramsey 5 (Coquelin 46, 5), Bellerin 4: Sanchez 4 (Giroud 62, 5), Welbeck 6, Ozil 4

Unused subs: Ospina, Mustafi, Kolasinac, Walcott

Bookings: Welbeck 22, Xhaka 40, Ozil 49, Holding 72

Manager: Arsene Wenger 4

Referee: Craig Pawson 7

Man-of-the-Match: Joe Gome

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.