Monday, September 25th, 2017

Floyd Mayweather Oo Dhulka kuTuuray Conor McGregor, Xaddiga Lacagta La Siiyey Iyo Kharashka Kasoo Baxay Ciyaarta Oo Ku Dhowaaday Hal Bilyan Oo Dollar+Sawiro

Published on August 27, 2017 by   ·   No Comments

(27-8-2017) Feedhyahanka caanka ah ee Floyd Mayweather ee u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxa uu wareegga 10-aad dhulka dhigay feedhyahan Conor McGregor.

Feedhkan oo ka dhacay magaalada Las Vegas ee waddanka Mareykanka ayaa waxaa tebinayay inta badan taleefishinada caalamka, guusha uu gaadhay Mayweather-na waxa ay ahayd tiisii 50-aad ee xidhiidh ah.

Feedhyahankan haystay biladda horyaalka adduunka ayaa laba sano ka hor ka fadhiistay ciyaaraha, balse dib ayuu ciyaaraha ugu soo laabtay si uu ula ciyaaro xidigga reer Ireland.

McGregor ayaan ciyaartaa ka hor weligii ka qayb-gelin ciyaar feedh heerkan oo kale ah.

Mayweather oo ah 40-jir ayaa waxa uu feedhkaasi ka helay ugu yaraan 100 milyan oo doolar halka McGregor la siiyay 30 milyan oo doolar.

Ciyaartan aadka loo wada sugayay ayaa waxaa dib loo dhigay ilaa muddo hal saac saxmad ka dhalatay bixinta lacagta tigidhada ee lagu galayay garoonka ay ciyaarta ka dhacaysay.

Lix boqol oo milyan oo doolar ayaa la filayaa in laga helay tigidhada lagu galayay ciyaarta iyo kharashka ay bixinayeen TV-yada tebinayay feedhka.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.